
Xasan Sheekh ayaa ku daalay maamulka federaal ee ka arimaya qeybo ka mid ah Muqdisho,waxaana laga dareemeeya daal ,waxaana haya cuduro oo qarsaday oo ay ka mid yihiin Dhiig Kar iyo Cholostrol oo ah cuduro xariir ka dhaxeeyo.
Xasan ayaa ahaa Macalin,wuxuuna galay dagaal dheer oo u baahan Xirfado kala duwan,waxaana si lama filaan ah uga dhamaaday afartii sano, oo beesha Calaamku(6) u dhiibatay,wuxuuna inta badan waqtiigsa ku dhumiyay safar iyo lacag aruursi, wuxuuna la daala dhacayaa dhib ka muuqday maalmihii ugu danbeeyay.
Waxaad waxaas oo dhan ka garan kartaa sawirkii maanta laga qaaday.
Waxaa isna qaliin dhinaca wadanaha lagu sameeyay saxiibkiis Cabdikariin Guuleed,waxaana cudurkaas oo kale la daala dhaca Xasan Sheekh iyo qaar badan oo ka mid ah maamulka dowlada federaalka.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS