DAAWO:- Riyaale Xaamud Ahmed uu Baaq iyo Cambaareyn Ugu Diray Maamul Beeleedyada Soomalida ee Sida Guracan Ugu Adeega Gumaysiga

Riyaale Xaamud Ahmed ayaaa baaaq iyo cambaareyn isugu jira u diray shacabka soomaaliyeed  iyo shacabka reer ogadenia kuguna baaqaya halgan iyo adkaysi, dhanka kala cambaareyay falkii doqonimada ahaa dad magaca Soomaali sheegan kula kaceen qaar ka mid ah madaxda jabhhada wadaniga xoraynta ogadenia JWXO.