Warbaahin DALSOOR ayaa wuxuu booqatay Safaarada Itoobiya ee London, Isagoona kasoo duubay muuqaal, Wuxuuna sheegeen inay tahay goob Qaranimada Soomaaliya dhaawac wayn loogu gaystay, Wuxuuna sheegay in laga fuliyo Howlo ay ka midyihiin Sidii Qaran Soomaaliyeed oo midaysan aanu Weligii u dhalan lahayn.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS