DHAGEYSO:-Hadalkii Xuseen Ceydiid ee 2006-dii Maanta Ma Kuu Muuqdaa?

Wuxuu markaas sheegay in Ethopia iyo Soomaaliya aan xad u dhaxeyn doonin oo Baasaboor mid ah iyo ciidan mid ah ay yeelan doonaan labada dal.

” Xuduuda in baaba’iyo wadnaa maxaa walaalo ayaan nahay” Xuseen Caydiid 2006.

Maanta dhinac kasta fiiri Allow dalkeenna badbaadi, kuwaan maanta arkay dalkeenna cadow ka badbaadin maayaane.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS