Salaad Cali Jeele ayaa ku eedeeyay inaysan waxba qaban,welina rabaan inay sii joogaan,wuxuuna sheegay in dhibaato ku yihiin Soomaalida.
Salaad ayaa ku eedeeyay inay Soomaalida ku soo kordhiyeen macluul,Qaajo, waxna uma qaban,umana qaban doonaan ayuu yiri Salaad.
Wuxuu sheegay in Dowladu layacday ciidamadeeda, dhibaatana ku hayso meelo badan.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS