Turkiga Somaliya Malaga Cayrin Doonaa ?
Waxaan wada ogsoonahay in xiriirka maraykanka iyo Turkiga sii xumaanaayo kadib fagambigii fashilmay ee ay Maraykanku kulyglahaayeen .
Waxaan kaloo ogsoonahay in dowladii Kenya lagu soo dhiso sanayad badan kahor oo uu maanta madaxda kayahay Xassan Shiikh oo ay reer galbeedku dhiseen howsheeduna tahay oo kaliye in lagula dagaalamo waxa loogu yeero argagixisada in ay gacanta reer galbeedka kujirto oo safaarada Maraykanka go’aamiso waxay samaynayso ciidana looga dhigay Xabasho iyo Kenyaati =AMISOM.
Waxaan kaloo ogsoonahay in Turkiga Somaaliya joogaan oo isbitaalo kafurteen .. Waxaa hubaal ah hadii xairiirka Maraykanka iyo Turkiga sii xumaado in Maraykanka Turkiga kacayrin doono Somaliya .. isagoo amarka siinaayo general Gabre ama xitaa safaarada Maraykanka ee Nairobi oo ah cidda dhabta ah ee xukunto Somaliya.
Waxaa hubaal ah in wakiilada reer galbeedka ee Somaaliya ayna waxba gacan kuhaynin oo ay ka hor imaan karin hadalka cidda ayagu sameeyay markii horeba .
Sii joogitaanka shaqaalaha Turkiga ee Isbitaalada Muqdisho ay kafurteen waxay ku xirantahay xiriirka Maraykanka iyo Turkiga halka uu gaaro .
Reer galbeed , Xabashi iyo kenyaati yeeli mahayaan in dad ayagu ay samaysteen inay xiriir kayeeshaan wadan cadow ku ah ama xiriir xumo kala dhexayso ..
WAAN ARKI DOONAA INSHALLAH.
OMAR INSHAR.