Faarax Macallim gudoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya ayaa si qoro dheer uga hadlay cadaawadda ay Xabashida Itoobiya u qabto Soomaaliya iyo qorshaha ay ka leedahay.
Faarax ayaa sheegay in Itoobiya dooneyso iney gabi ahaanba qabsato dalka Soomaaliya, dadkana ka dhigto kuwa diin laawayaal ah oo la gumeysto.
Wuxuu sheegay in dadka hadda ay gumeysato ee Soomaali galbeed ku dhaqan ay xitaa ka dhowrtay in yar oo diintooda ah, wuxuu tusaale usoo qaatay taleefashinka halkaasi ku yaalla iyo barnaamijyada ka baxa oo dhammaantoodba ah kuwa dhaanto la amxaareeyay iyo dumar qaawan laga sii daayo.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS