Soomaalida ayaa mudo safaro iyo qax ku gaaray dhulul fof fog waxayna maanta la daala dhacayaan dhibka ku qabsaday dhulkii ay naftoooda ku jaribeen.
Soomaalido waa dad Muslim ah ilaahayna dejiyay geeska Afrika, waana qeyb ka mid dhululka qaniga ee aduunka ku yaal,laakin waa loo diiday inay joogto sababo badan oo is kaashaday awgood.
Halka ay cagta dhigtay dhulka gaalada ,Yurub iyo Amerika,oo dhaqaale iyo raaxo ka doontay waxa ka jira dhageyso,kuwa nolosha ugu saraysa ku haysta waxa ay ku nool yihiin.
Nin taajir ah oo Faransiis ah waa iska soo tuuray sar dheer oo dhisay,kadibna waxaa jeebkiisa laga helay waraaq ay ku qoran tahay “Noloshan aduunyada raaxo waa ka waayay”
Fadlan ka fakar inaad tahriibto waqtiga maanta la joogo,maxaa yeelay waxba ma yaalaan dhulka fog oo aad ku socoto.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS