DHAGEYSO BALANQAADYADII XASAN SHEEKH (EBER BIDIXDA LAGU QORAY)

Xasan Sheekh ayaan waxba ka duwaneyn kuwii ka horeeyay iyo kuwa ka danbeyn doona,maxaa yeelay waxay saaran yihiin hal kursi oo saaran kaaraha Amisom.
Dowlada federaalka ayaa joogta meeshii ay joogtay maalmihii Xasan Sheekh kursiga fuuley,waxna soo kordhin aan ka ahayn Eex,Boob iyo in dalkii la kala jarjaro,gumnaysina faraha loo galiyo dalkii oo dhan.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS