DAAWO: Al-Jazeera TV oo Warbixin Kasoo Diyaarisay Mudaaharaadkii Oromada ee Addis Ababa Ka Dhacay.

TV-ga caalamiga ah ee Al-Jazeera ayaa warbixin aad uxiisa badan kasoo diyaariyay mudaaharaadkii ka dhacay magaalada Adis Ababa kaasoo ay shacab badan ku dhinteen qaarna kalana ku dhaawacmeen, meesha kumaankum kaloo shacabka kamid ahayaa jeelasha loo taxaabay.

Hadaba daawasho wacan warbixintii Al-Jazeera ay kasoo diyaarisay Mudaaharaadkii Addis Ababa.