Guud ahaan magaalooyinka waawayn iyo deegaamada kale ee dhulka Oromia Iyo Axmarada waxaa si iskumid ah uga bilawday Kacdoonka caro xambaarsan ee Qoomiyada Oromada Iyo Axmarada kaasi oo maanta bulsha-waynta Oromadu Iyo Axmarada u wada balansanaayeen.