DAAWO:-Nin Sheekh sheegta oo Yiri “Walaalayaal walaalaheen Itobiya haloo soo duceeyo in ilaahay kala qaboojiyo”

Nin sheeganaya inuu Diinta wax kayaqaano amaba sheekh yahay ayaa muuqaal uu iska soo duubay wuxuu Ummada Soomaaliyeed kaga codsanayaa in loo istaago u ducaynta Itobiya, ninkani Af Somaaliga kuhadlaya ayaa ku doodaya in dawlada Itobiya haday bur burto ay Soomaalidu waayi doonaan walaal Qaali ah!.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS