Rabashadaha ka socda Itoobiya ayaa salka ku haya boobka lagu hayo dadka dhulkooda la degayo,waana sababta ugu weyn oo dhibka jira salka ku hayo.
Tigreega iyo maamulkiisa arxanka daran ayaa boob ku haya dhulka Oromada,Amxaarada iyo Soomaalida oo dhulkoodii la degayo, lana tabcanayo iyada oo dadkii degana laga dhigay qaar la qixiyay iyo qaar ku jira xabsiyo aan laga soo bixin.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS