DAAWO:-Dameer Muxuu Cay Igu Yeeli Wayska Ciyayaaye. XASAN MA GUDBE “Ubo Injir Bay Leedahay”

Xasan Shekh Maxamuud ayaa intii uu joogay magaalada Jigjiga waxaa uu kudhacay dabin ay kooxda Jigjiga u dhigeen, waxaana Af Lagaado ula bareeray Ururka ONLF oo aysan jirin wax kala dhexeeya isaga oo sheegay inay yihiin Ubo Injirna ay leeyihiin.

Waan ogaa in Xasan Sheekh uusan fahmin halka la isku hayo waxa la isku hayo,waan ogaa inow yahay maangaab aan wax ku kordhin,waana taas ay dadka Muqdisho ugu yeeraan “XASAN MA GUDBE”.

#‎Sucaad_Khadar‬ waa gabadhii isku sawirtay maydadka rag ka tirsanaa‪#‎ONLF‬ oo shirqool Soomaali u dhigtay ay ku gumaaday Xabashido.
Xasan Sheekh ayaa maalin walba kasbada colaada qeybo ka mid ah Soomaali weyn,waxaana ugu danbeeyay reer Hiiraan oo ay meel xun kala marayaan,horeyna waxay isku hayeen reer Muqdisho oo iska diiday maamulka fadhiidka ah dabadahilifka u ah Itoobiya,hadana ugu bixiyeen “XASAN MA GUDBE”

pizap.com14711693837871

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.