DHAGEYSO:Dr Xanafi oo Falanqeeyay Ujeedka Socdaalkii Xasan ee Jigjiga.

Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan  ayaa ujeedka Xasan sheekh Ku sifeeyay Dhowr Qodob isagoo mid mid utaxliiliyay.

Xasan Sheekh oo Soomaalida Marin habaabinaya ayaa ugu baaqay inay iska iloobaan colaadda ka dhex aloolsan Soomaaliya iyo Itoobiya.

Gurguurte wuxuu sheegay in horumar uu kusoo arkay dhulka uu booqday balse sheegashadaasi waxaa ku diidan Dr Xanafi.

 Itoobiya waa Gumeyste Soo Jireen ah iyada ayaana dhistay maamullada Dalka Ka Jira.

Nin waliba oo madax Noqda waxa uu ku noqnoqdaa Addis Ababa Halkaasi oo awaamiir uu kusoo qaato.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS