Goob Jooge saaka warbaahinta u waramay oo kusugan magaalada Gonder ayaa sheegay in ciidamadii Woyanaha sida milateriga iyo Federal Police-ku ay ka Guureen magaalada una dhaqaaqeen dhinaca xadka is maamulka Tigreega.