Orodyahanka caanka ah ee Fayisa Lelisa oo magaca Itobiya kaga qayb Galay ciyaaraha Olympikada bilada Silverkana kaga Guulaystay Orodka Marathonka, ayaa isla daqiiqadii uu xariiqii Guusha gaaray ficil iyo dareen ahaan u muujiyay xasuuqa dadkiisa laguhayo, waxaana uu kudhawaaqay inuu kubiiray kacdoon wadayaasha.
Hadaba Fayisa Lelisa oo kadib markii uu qaatay Go’aanka Geesinimada leh laga keexeeyay Garoonka lana geeyay Goob amaan ah ayaa waraysi kooban oo uu bixiyay waxaa uu kaga hadlay waxa ku kalifay inuu kacdoon wadayaasha ku biiray.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS