DHAGEYSO:Xasan Sheekh oo Sheegay In Dhulka Soomaali Galbeed Ka Mid Yahay Ethiopia

Xasan Sheekh ayaa ah ninkii ugu horeeyay oo Sheegta Maxadweyne Soomaaliyeed oo booqda dhulka Somali Galbeed gaar ahaan Jigjiga, waana dhul Soomaaliyeed oo ku jira gacantagumaystaha Ethiopia ,waxaana ka jira gumaysi aan dhamaad lahayn.

Xasan Sheekh ayaa qiray in dhulkaas ka tirsan yahay Ethiopia,waana qiraal afka ah, waxaana la sheegay inow saxiixay.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.