Sargaal Somaali ah oo sargaal Tigree ah ku marti qaaday xaaskiisa.
Waa sheeka dhab ah oo kadhacday dalka Soomaaliya gaar ahaan deegaamada ciidamada Woyanuhu kaga sugan yihiin sida uu cadaynayo ninka dhacdadan xanuunka badan ka sheekaynaya waa Ex Xildhibaan Abdurahman Ibrahim Ibbi .
WIXII WARKAN KA RUN AH WEYDIIYA IBBI.
Taasi waxay cadaynaysa inaysan Tigreego yihiin dad bahdila Soomlida la shaqeysa,waxay ka cabsadaan qofkii diida oo la dagaal gala ama uga guura markay dhulkooda qabsadaan, sida reer CEELBUUR iyo DIINSOOR.
“Gabra iyo gumeysigiis, galab inaan go’naan ka roon
Gabdhahoo gaalo loo galbaa, Galab inaan go’naa ka roon” Sheekh Cabbaas .
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS