Xasan Sheekh “Degaanka Soomaalido wuxuu ka tirsan yahay Ethiopia”

Xasan Sheekh ayaa ah ninkii ugu horeeyay oo sheegtay madaxweyne Soomaaliyeed ayaa sheegay in dhulka la haysto ee Soomaali Galbeed oo yahay dhul Itoobiya leedayahay.
Wuxuu kale oo sheegay in dhulkaas ay ku casuntay Ethiopia.
Dhulkaas Soomaali Galbeed ayaa h dhul mudo dheer ku jira gacanta gumaysiga Ethiopia.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS