“ Itoobiya oo loo yaqiin Libaaxii Geeska Afrika ayaan ka dhignay Bisad ama Mukulaal”
JEN. Maxamed Cali Samatar.

Jeneral Samater waxaa maanta lagu aasay Muqdisho”Xeebta Banaadir” waana magaaladii oo aadka u jeclaa,taaso imaan waayay intii uu noolaa, sababo badan awgood oo ka mid ahayd inowsan jeclayn inow arko Gabre “XABASHIGA XUN” oo amar ka bixinaya saldhigii Gaashaandhiga Soomaaliyeed iyo dhulka Soomaaliyeed intiisa badan oo Xabashido ku amar taagleyso,sida:-Hargeysa,Garoowe,Gaalkacyo,Dhuusamareeb,Ceelbuur,Baledweyne,Jowhar,Xeebta Banaadir,Baraawe,Kismaayo,Diinsoor,Baydhabo,Baardheere,Garbahaarey,Baled xaawo iyo Luuq.
Jananka Waxaa maanta diyaarad lagu keenay maydkiisa daahira oo maro ku duuduuban, waxaana daawasho u tagay dadkii necbaa oo dhan,waa xabashadii iyo dabadhilifkoodii Soomaaliga ahaa oo dhan, waxayna u sameeyeen waxay ugu yeereen Aas Qaran”EBTELO QARAN”
Waan ogyahay inowsan jeclaan lahayn, hadii uu nool yahay Jananku,nasiib ALLAH ayaa oofsaday,waxaana ilaah ugu baryaynaa inow u danbi dhaafo,una naxariisto,Soomaalidana ALLAHG siiyo nasri iyo guul degdeg ah oo ay iskaga qaadan heeryaha Xabashiga Xun iyo dabadhifyadiisa Soomalida ah.
WABILAAHI TOWFIIQ.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.