DAAWO:-Fariin culus oo Jigjiga katimid dadkaygow fursada maanta ka faa’iidaysta.

Muwaadin kusugan magaalada Jigjiga ayaa muuqaal kooban oo uu iska soo duubay waxaa uu dhambaal culus oo xambaarsan Fariin wadaniyadeed ugu diray Guud ahaan shacabka reer Ogadenia Gude iyo dibad ba, waxaana uu ugu baaqay inay bur burka Itobiya ka faa’iidaystaan hadii aysan ka faa’iidaysana ay 100-sano oo hada.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS