Feyisa Lilesa waa Orodyahankii Itoobiya ku matalaayey Ciyaaraha Olombikada ee dalka Brazil isla markaasina ku guuleystay Biladda Qalinka. Isagoo wareysi siinayey warbaahinta caalamka ayuu sheegay in la dilaayo haddii uu ku laabto Itoobiya.
Feyisa Lilesa oo ka soo jeedo qowmiyadda Oromo ayaa waxaa u muujiyey Astaanta gadoodka ee ay adeegsadaan dibadbaxayaasha Oromada ee ka soo horjeedo xukunka Qowmiyadda talada hayso xiligan dalka Itoobiya ee ah Tigray.
https://static01.nyt.com/video/players/offsite/index.html?videoId=100000004608130
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS