DAAWO:-Axmaro caraysan Oo Shir Kudhex Garaacaya Madax katirsan Tigreega” TPLF” Iyo Taageerayashooda.

Koox dhalinyaro Axmara ah ayaa Hool shir ugu socday madax katirsan maamulka Tigreega iyo Taagerayaashooda waxay kugaleen xoog, waxaana Goobtii shirku ay isla markii ba isu badashay Goob Dagaal oo lagu Garaacay Tigreegii iyo Taageerayaashooda.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS