DAAWO:-Ciidamada Puntland Oo Mushaar La’aan La Waalanaya

Maamul beeleedka Puntland ciidankiisa ayaa wajahaya dhibaatooyin kala duwan,waxaana ugu daran mushaar la’aan,waxayna keenteen in qaarkood ay waashaan  waxayna la il daran yihiin cudurada dhimirka ku dhaca.

Maleeshiyaadka maamulada Soomaalida oo dhan ayaa aad u isticmaala waxyaabaha  maanka dooriya oo ugu horeeyo  Qaadku,waxaa  kale oo  ay isticmalaan xashiish iyo qamri samays ah oo Itoobiyaan ay keenaan degaanada Somaliland iyo Puntlan.

Maamulka Puntland ayaan mahadin Cabdiweli Gaas oo ah Qurbajoog Dabadhilif u ah ethiopia.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.