Kumanaan shacabka magaalada Gojjam ah oo ay kujiraan shacab Hubaysan ayaa bartanka magaalada isugu soo baxay damaashaad iyo Xabada Rid, kadib markii ay iska xoreeyeen ciidamadii maamulka Woyanaha ee in muda ah magaalada ay kula Hardamayeen.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS