DAAWO:-Somalia Maalinta Loo Yaabo.DIIN GADE,BAD GADE,BERI GADE,IYO DAD GADE!

Soomaaliya waxaa loo yaaba maalinta ay xukun qabtaan kuwa dadka nool ee Soomaaliyeed ugu xun, waa DIIN GADE,BAD GADE,BERI GADE,IYO DAD GADE!

Weli ayay u jeel qabaan inay sii dhibaan dadka Soomaaliyeed, markay mustqabal madow  iyo shaki galiyeen  waxay ay haysteen dadka Soomaaliyeed ee ahaa DIIN,DHUL ,BAD IYO CIRBA.

Waxaa la yaab leh in Soomaalida weli ay ka soo hor muuqanayaan kuwii shalay ajaray oo hogta ka tuuray.

BAL ADIGUBA U FIIRSO WAJIYADAN OO MID WALIBA KU XUSUUSAN DOONTO DOQONIMO IYO DABADHILIFNIMO.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.