Waa gabay xaqiiq ka hadal ah oo Abwaan Cabdi Waaxid Gamadiid kaga hadlay dabadhilifyada dhiibiya dhulka Soomaaliyeed,gumaystaha soo jireenka ah la fadhiya meesha oo ku cunayo dhiiga ummada Muslimka ah ee Soomaaliyeed.
Waana gabay macne weyn ku fadhiya oo taariikhda Soomaliyeed galay.
FADLAN U DUCEEYA ABWAAN CABDIWAAXID GAMA’DIID WUXUU KU XIRAN YAHAY MAGAALADA HARGEYSA EE WAQOOYIGA SOOMAALIYA SI DULMI IYO GARDARO AH.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS