Xasan Sheekh,Ninka oo ka dhamanayo waqtiga oo ku fadhiyo kursiga saaran kaaraha Amisom ayaa ku dhawaaqay inow Jigjiga u tagay mashruuc,wuxuuna sheegay mashrucaas guulaystay!
Xasan sheekh ayaa weli ka been sheegaya xaqiiqda ka jirta dhulka Soomali Galbed oo ay gumaysato Ethiopia oo u yahay dabadhilif ku indho beelay beenta loo sheegay.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS