In ka badan 100 Qoys iyo shacab aad u badan ayuu ku fatahay Toga Faafan ee jig jiga hal bir Xataa shacabka Lama siin Maantana intaas oo Lacaga ayuu ugu deeqay Danbiilayaal Dhagar qabayaasha Tigrayga
Ninka Qoraalka soo dhigay waa nin Tigray ah waana nin raba inuu khashifo Khayaanada Cabdi ilay sidoo kale inuu Colaad ku abuuro Axmaarada oo uu tuso cadaawada Somalidu ay u hayaan Axmaarada
Dabaqoodhi Cabdi ilay ilaahay imaanka kaa qaad waa lagula Xisaab tami doonaa Maalin maal maha Kamida.
Doofaar Ficil la ‘aan ayaa loo Cadaabaa waa Hantidii shacabka Waana La isaga Danbayin,Inshallah.
Wariye Shilaabo.
https://www.youtube.com/watch?v=pUrEqYHOQ1k
.