DAAWO:Kacdoon wadayaashii Oromada #OromoProtests

Shacabka Qomiyada Oromada ayaa 13- magaalo oo kamida magaaloyinka ugu waawayn ee dhulkooda waxay kadhigeen 2-dii maalmood ee lasoo dhaafay banaan baxyo waawayn oo sida warku sheegayo ciidamadii Woyanaha ku khasbay inay baneeyaan fadhiisimihii ay magaaloyinka kudhex lahaayeen.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS