Gumaysiga Lagu Hayo Shacabka SOMALI GALBEED Iyo Sida Xasan Gurguurte Uga Indho la’a yahay!

Gumeysiga lagu hayo ummada Somali Galbeed  ayaa la mid ah meelo  badan oo muslimiinta caalamka loo geysanayo sida Miyanmar, Filastiin iyo meelo kale, waayo waxaa la diiday in saxaafaddu tabiso oo hey’adaha booqdaa.

Soomaalida la gumeysto waxay noqdeen kuwa ay adag tahay in muslimiinta caalamka war iyo wacaal ka helaan.

Itoobiyaanka ayaa caan ku ah falalka wuxuushnimada, waxaana marka aad aragto habka ay u dhaqmayaan soo xusuusaneysaa Tataarkii iyo gumaadkii ay kula kici jireen muslimiinta.

Soomaalida la gumeysto waxay noqdeen kuwa ay adag tahay in muslimiinta caalamka war iyo wacaal ka helaan.

Itoobiyaanka ayaa caan ku ah falalka wuxuushnimada, waxaana marka aad aragto habka ay u dhaqmayaan soo xusuusaneysaa Tataarkii iyo gumaadkii ay kula kici jireen muslimiinta

Waxaa soo baxay muuqaalka shir ay magaalada Jigjiga kuyeesheen Xasan sheekh iyo kooxda Jigjiga shirkaasi oo Xasan sheekh uu Gabi ahaan khalad iyo Gardaro cadaana kusheegay dagaalkii lagu xoraynayay Somali Galbeed ee boqolaalka Kun ee ruux ku dhinteen.

“Xorayntii Somali Galbeed Gardaro iyo khalad bay ahayd”Xasan Sheekh.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS