DAAWO:-Faroole “Xasan Sheekh Waa Ka Dhamaaday Waqtigii, Xukunkana Xoog Kuma Haysan Karo”

Cabdiraxmaan Faroole oo   musharax u taagan xilka madaxwaynaha Soomaaliya ayaa shir Jara’id qabtay wuxuuna  ku sheegay inaysan Somaliya madaxwayne lahayn oo xilkii uu kadhamaaday Xasan shekh ayna tahay inuu meesha isaga tago.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS