Wakiilka Wayaanaha ee maamulka Jijiga oo Jaha wareer badani ka muuqdo ayaa dhambaal walaahow badani xambaarsan oo meel uu u dirayo aan la fahmi karin waxaa uu ka baahiyay Tv-ga Jigjiga, wax yaabaha kaliya ee laga fahmi karo ayaa ah in hadii Qomiyada Tigreega laga adkaado ay Amxaradu xasuuqi doonto Somaalida.
Cabdi Ileey waxaa ka muuqda fulaynimo iyo cabsi badan,wuxuuna maanta isku ekaysiinayaa nin naxariis leh oo ka naxaya diin iyo Soomaalinimo.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS