NINKA LOO DIRAY INOW U DOODO BADDA SOOMAALIYA!

36829208
Axmed Cali Daahir 80% waa Xabashi, wuxuuna xeer ilaaliye  ka yahay Xamar,wuxuuna la soo shaqeeyay maamulka Tigreega ee Jigjiga ka jira waa nin caan ku ah ama yaqaan sida loogu xukumo danbi aysan galin, wuxuuna sanooyinkan tababaro siinayayay ciidamada NISA iyo maxkamadaha Xamar, wuxuuna tiirka geeyay shacab laga soo qabtay suuqyada Xamar.
Dirista Axmed Cali Daahir loo diray dacwada  Badda Soomaaliya waa qorshe ay wada degeen Kenya iyo Ethiopia,Ila wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in xubno ka socda dowladda Itoobiya ay tageen Nairobi si talooyin muhiim ah ugu biiriyaan Kenya.

Waxyaabaha ay taageerada ku dhiibeyso Itoobiya waxaa ka mid ah in haddii Kenya dhaqaale u baahato ka caawiso, in sidoo kale ay wax uga qabato qareenno kale haddii loo baahdo.

Dadka la socda xaaladaha gumaysi ee Soomaaliya ayaa ka digay in laga fiirsado shaqsiyaadka howshan u matalaya Soomaalida.laakin sida muuqata lama dhageysan, waxaana laga doorboday dano gaar ah.
Nayrobi waxay  saldhig u tahay  dhamaan siyaasiinta Soomaalida hgaar ahaan kuwooda mucaaridka ah.

RABBI TALLO KU FILAN

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS