DIGNIIN-ISKA JIRA

Shariif Sheekh Axmed ninkii muranka galiyay gayiga Soomaaliyeed Badd iyo Berri waxaa lagu soo dhaweeyay NAIROBI.,BAL U FIIRSO,MAXAA ISKU AADIYAY.
“Mar i dage ALLAHA dago”.
Shariif Sheekh waa nin midabeeya oo isbedel badan u fiirso inta aad ka taqaan.
Intee geeyay ragii ay Maxkamada Islaamiga isla ahayeen, sow ugu danbeyntii isaga ma suuq gayn oo gaalo kuma wareejin!
Intee geeyay ALLAA SHEEKH,sow dhamaantood qaxooti ma fadhiyaan maanta!
Intee geeyay hantidii ma guurtada ahayd ee dhaxalka ubadka Soomaaliyeed, sow ma iibsan!
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS