DAAWO-Gabaygii DARDAARAN & Adam Afqalooc,AUN.

Xaaji Aadan Axmed Xasan (Afqalooc) waxa uu kamid ah Halgamayaashi Gobolada  Soomaaliyees kuwii qiimaha badanaa , kana tagay taariikh iyo gabayo aan tirmayn abid, wuxuuna si weyn ugu soo dagaalamay xoriyada dhulkeena isla markana sida weyn ula diriray gumaystah  waxana uu naf iyo maalba u huray sidii guumaystaha Ingiriiska  looga saari lahaa Soomaaliya.

Xaaji AadanAfqalooc oo ahaa abwaan weyn ayaa gabay uu tiriyay si weyn ugula dardaarmay dhallinyarada. Xaajigu waxa uu dhallinyarada u tilmaamay in ay yihiin waalidkii iyo madaxdii berri sidaas darteed fadhiga bilaa micnaha iyo turubka ay ciyaarayaan iska daayaan oo wax qabtaan.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS