Dagaalka u dhaxeeya Cumar Cabdirashiid iyo kooxda Xasan Sheekh oo Muqdisho ka qarxay.

pizap.com14744740043101.jpgAfhayeenka gobolka Banaadir ayaa barta oo ku leeyahay Facebook sidan ku soo qoray!
Cumar Cabdirashiid ayaa ololaha doorashadiisa u wareejiyay Puntland oo asal ahaan ka soo jeedo.
Waxaa soo baxaya in lagu  kala cararay wixii la dhihi jiray dowladda federaalka ee fadhigeedo ahaa Villa Somalia.
Banaanbixii maanta lagu qabtay  Muqdisho ayaa ahaa mid shacbiyad loogu abuurayay Xasan Sheekh, laguna hoos yeelayay Cumar Cabdirashiid,waxaa dadka banaanbaxaya maanta ku dhawaaqeeyn ereyo caay ah oo Cumar ku socday.
Maalmo ka hor ayay ahayd markii  ragii aadka loo isticmaalay suuqa lagu dilay,waxaana ragaas ka mid Cabdicasiis Afrika oo ah saraakiisha ugu sareysa  NISA, ay xabadeeyeen ciidamada dowladda,isaguna sheegay in hab qabiil loo dili lahaa.
Waxaa la ogyahay in kala cararkii ugu danbeeyay lagu jiro,waxaa daliil  u ah la xaday Bankiga taalay,loona qeybsaday qabiil iyo urur.
Dadka Muqdisho ayaa la daaldhacaya dhibka Damuljadiid,waxaana hoos u sii dhacaya ganacsiga gabi ahaan.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.