Wadada Isku Xidha Magaalooyinka Gonder & Maqale oo Lajaray Si Loo Go’doomiyo Tigrayga Baxsadka Ah.

 

36637786

Dhanka kale Gudoomiyaha ururka TPLF ahna madaxwaynaha Gobolka Tigray Abay Woldu ayaa waxa uu sheegay in Axmaarada iyo Tigrayga ay saqafka wada saaranyihiin ayna wada dhacayaan ama wada saaraannayaan taas oo micnaheedu yahay Itoobiya ama way bur buraysaa ama anagaa ka talin axmaarana ka talin mayso.

Gumaysiga Itoobiya ayaa wuxuu u muuqdaa mid fashilmay wuxuuna noqday qaran burburay, wuxuu u adeeg sanayaa si xukunkiisu u waaro inuu boqolaalna xidh xidho kumanaan shacab ahna xasuuqo, wuxuuna noqday mid gacan ku gabad ah oo gabalkiisu dhacay.

ONA.