DAAWO:-Dood Lagu Falanqeeyay Xaalada Mururgsan ee Itoobiya.

TV ga loo yaqaano Ann7 Johannesburg oo laga leeyahay dalka Koonfur Africa ayaa waxa uu qabtay dood aad u xiisa badan oo lagu falanqeeyay xaalada mururgsan ee ka taagan Itoobiya.

Doodan ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliin kala matalaysa Qawmiyadaha Ogadenya, Oromiya iyo Amxaarada. Mudane Maxamad Daahir Colhaye oo kamid ah Masuuliinta Jaaliyada Somalida Ogadenya ee wadanka Koonfur Africa (JOKA) ayaa kaalin balaadhan ka qaatay doodan oo si cilmiyaysan usoo bandhigay aragtida dhabta ah ee shacabka Somalida Ogadenya ee ku wajahan xaalada maanta ka taagan Itoobiya.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS