DAAWO:-Liyuu Police-kii Ugu Badnaa Oo xadka Beeneedka Soomaaliya la Dhoobay.

Xasarada colaadeed ee ka Aloosan xad beenaadka  Soomaaliya  la wadaagto Ethiopia ayaa meel xun maraysa, waxayna maamulka Kililku maleeshiyaad tira badan oo Gawaarida xamuulka ka buuxa u daabuleen deegaamadii  oo laga cabsi qabo in dagaalo ka dhacaan ama noqoto meel Soomaalido uga gudubto si ay uga dagaalamaan gudaha Ethiopia.