Shacabka Oromada ayaa Gacanta kudhigay sargaal katirsanaa ciidamada Gaarka ah ee Agazi kuwaasi oo Woyanaha ah kuwa xasuuqa ugu badan kuhaya shucuubta Hardanka kula jirta maamulka kooxda Naf Lacaariga ah ee TPLF, muuqaalkan oo runtii ah mid muujinaya cadaawada Gaamurtay ee kajirta Itobiya.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS