Maamulada qabiilka ee beesha caalamku Soomaalida u samaysay waa dhibaato raad xun ku reebi doonta Soomaalida, waana hordhac colaada maanta ka dhex taagan kuwa wada nool Gaalkacyo.
Cabdikariin Xuseen ayaa si caro badani ka muuqato waxaa uu uga hadlay weerarkii lagu qaaday saldhig ciidamada maamulkiisu kulahaayeen meel aan ka fogayn magaalada Galkacyo, waxana uu sheegay in werarkaasi ay wada fuliyeen Puntland oo Qorshe kale wadata iyo Maraykan.
Waa fidno faraha loo guban doono fedaraalka iyo ficiladiisa xumi,waana is horkeen dhamaan ummada Soomaaliyeed oo dhan
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS