Geele Jaamac Mursal, waxa uuna muddo dheer ahaa adeege u shaqeyn jiray Gen Gebra oo ah shaqsida Dowlada Ethiopia uga wakiilka ah qaska Somalia.
Geele Jaamac Mursal waxa uu ahaa gacan yaraha gaarka ah ee Gen. Gebra waxa ayna inta badan shaqadiisu ahaan jirtay qaadista Boorsooyinka Gebra isaga oo sidoo kale Gen. Gebra iyo Dowlada Ethiopia ka saacidi jiray dhanka xogaha iyo macluumaadka ku saleysan Siyaasada Somalia. Geele Jaamac Mursal, ayaa waxaa dhanka kale ka wata Hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe oo la sheegay inay qaraabo yihiin.
Geele ayaa ahaa xubin mudooyinkii danbe Jubbaland ugu xil saarnaa arimaha dhanka IGAD intii uu xilka IGAD hayeyna lagu xasuusto in uu si dhaw ula shaqeeyey Saraakiisha Ethiopia ee Hormuudka u yaha Gabre.
Faarax Macalin Dawaare ayaa maanta Magaalada Nairobi ku garaacay Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Boostada ee Dalka Soomaaliya Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo ah nin Jaajuus u ah Dowladda Gumaysiga Ethiopia Shaqada uu Soomaaliya ka hayana ay tahay mid lid ku ah Nabadda Iyo Xasiloonida Soomaaliya.
Faarax Macalin oo la socda dhaqanxumada Dabaqoodhi Geele Jaamac Mursal,Faarax Macalin ayaa aad u neceb kuwa adeega Xabashida.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS