Wararka Naga Soo Gaaraya Dalka Itoobiya ayaa Ku Waramaya Ciidamada Gumeystaha Taliska Tigreega sii Dhacaya ay Xasuuqeen Muslimiin Oramo ah.
Kulan Diineed ka socday Dulleedka Adis Ababa Waxaa Weeraray Ciidamo katirsan Booliska Tigreega.
Dhimashada Ayaa Ku dhaw 300 oo kamid ah Qowmiyada Oramada.
Sawiro Muujinaya xasuuqa dhacay ayaa lagu baahiyay baraha Internetka.