Aqoonyahan Maxamed Maxmauud oo ka soo jeeda dhulka Soomaali galbeed ee IOGEtoobiya haysato ayaa wareysi ayaa ka sheekeeyay dhibatooyinkii Tigreegu Soomaalida u geystay mudaduu talada hayay welow axmaaraduna la mid ahayd markii ay talada haysay,iyaga oo adeegsanaya dabadhilif Soomaali ah sida INA ILEE iyo ciidankiisa arxanka daran ee LIYUU POLICE.
Dadka Soomaaliyeed ee Itoobiya gumeysato intooda samaha jecel ayaa aad ugu faraxsan culeyska uu wajahayo maamulka Tigeeegu iyagoo sheegaya in ay jeclaa lahaayeen in uu gebi ahaanba burburo.
Aqonyahanka ayaa goobjoog u ahaa hal nin oo LIYUU POLICE ah oo hal sano xoog ku uureeyay dumar aad u badan.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.