DHAGEYSO:-Waa kumma Khaa’inul Waddan

Khaa’inul Waddan waa qofka   wadankiisa sirtiisa cadaw u gudbiyay amaba wadankiisa qeyb ama kulligii gata sida madaxda Soomaalida ee maanta joogta.

Muslim iyo gaalba khaa’inul waddan dhegta ayay dhiigga u daraan maxaa yeelay waa sandareerto raac aayaha umaddiisa haadaan dheer ka ridaya.

Soomaliya waxaa iibsaday welina inta ka hartay beec u yihiin siyaasiyiin sifaha khaa’inul waddan wada qaatay kuwaasoo derejooyin iyo dalacsiin ka helay dowladaha jiritaankeena diidan ee soo adeegsaday.

Aqoonyahan Maxamed Sheekh Axmed oo ay wareysatay ayaa sharaxaad dheeri ah ka bixinaya khaa’inul waddan.

14469450_720015848155527_1087027871392497399_n

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS