Ra’isul wasaaraha Gumeysiga Ethiopia, Hailemariam Desalegn ayaa ku dhawaaqay lix bilood oo xaalad deg deg ah, kadib rabshado ay dad badan ku dhinteen oo dalka ka dhacay.
Dr.Abdiwahab oo ka faalooda Siyaasada Geeska Africa ayaa ku tilmaamay talaabada uu qaaday Hailemariam Desalegn mid aan waxaba ka badaleynin kacdoonka ka socda wadankaasi Ethiopia.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS