DHAGEYSO:-Dhibka Haysta Ciidanka Ethiopia Ee Soomaaliya Jooga.

Dr Xanafi ayaa sheegay in Itoobiya ay u muuqata mid kala sii tagaysa Waxaana uu sheegay in Ciidamada Soomaaliya jooga ay saameysay kacdoonka iyagoo dhawaan ku dagaalamay Magaalada Maxaas Ee Gobalka Hiiraan.

Ciidamada  ethiopia ayaa la filayaa inay baneeyaan inta  badan dhulka ay  ka joogaan gudaha Soomaaliya,waxaana dhici karta in dagaalku u wareego dhulka loo yaqaan SOMALI GALBEED iyo gudaha Ethiopia,waxaana wax la ogyahay  ah mar hadii ciidan jabo ma soo jeesto.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS