DAAWO:-:Amb. Herman Cohen Itobiya waxaa bur buriyay Tigree oo aan ogolayn in Talada lala wadaago

Kaaliyihii hore ee xoghayaha arimaha dibada Maraykanka dalal badan oo African ahna kasoo shaqeeyay xiligii kala baxa Itobiya iyo Eritrea-na ahaa masuulkii dawlada Maraykanka uga Wakiilka ahaa, ayaa waraysi uu bixiyay waxaa uu kusheegay in Qomiyada Tigreegu aysan ogolayn in talada lala wadaago taasin bur-burka Itobiya keentay.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS